MW Laftagareen oo kulan la qaatay Hay’addaha Samafalka ka howl gala KGS.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Mohamed(Lafta-gareen) ayaa Maanta kulan la qaatey Hay’adaha ka howlgalla deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Baay, kan Gobolka Shabeellaha hoose iyo Gudoomiyaha degmada Baydhabo Iyo Mas’uuliyiinta hay’adaha samafalka ee ka shaqeeyada Deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka Baydhabo ku dhex maray Fafta gareen iyo Haydaha

Kulanka ayaa marka hore warbixin looga dhageystay madaxda Hay’adaha sama falka ee ka howlgala  Koofur Galbeed, waxa ayna ka warbixiyeen shaqooyinkii ay qabteen Sadeexdii bilood ee la soo dhaafay.

MW Lafta gareen iyo Hay’addaha Samafalka.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa u mahad celiyey Hay’addaha Samafalka ee howlgala Koofur Galbeed ee uu sheegay in ay gar gaar gaarsiiyeeb deegaano ay ka jirtay Xaalad Nololeed isago ku dhiira galiyey shaqadooda.

Mustaqbal media

Recent Posts

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

2 mins ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

4 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

6 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

8 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

8 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

9 hours ago