GUDAHA/wararka

Maxaa looga hadlay kulankii Kheyre iyo Al Thaani?

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magalaada Dooxa kula kulmay Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Qadar ahna Wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Sheekh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani.

Kulanka labada mas’uul ayaa ku saabsanaa xoojinta xiriirka labada dal. sidii loo fulin lahaa Mashaariicdii ay Dowladda Qadar ballanqaadday in ay ja hir gelineyso Soomaaliya.

Mashaariicdaas waxaa ka mid ah dhismaha Jidadka Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar iyo sidoo kale dhismaha Dekadda Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Qadar C/Risaaq Faarax Cali ayaa sheegay in labada Dowladood isku afgarteen sameynta Guddi farsamo oo loo diro qiimeynta Mashaariicdaas iyo fulintoodaba.

Web master

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

2 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

5 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

7 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

8 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

9 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

9 hours ago