GUDAHA/wararka

Markabka Sea World oo maalintii labaad lagu heysto xeebaha Puntland

Maalintii labaad waxaa xeebaha Puntland ku sugan Markabka xamuulka ah ee magacaaba Sea World, kaasi oo ay saaran yihiin Saaanad ciidan oo loo soo waday Muqdisho.

Markabka oo Ciidanka Puntland ku qabteen xeebaha degmada Bareedo ee gobolka Raas Casayr ayaa galinkii dambe ee shalay ku soo xirtay Dekadda Boosaaso.

Sida ay muujinayaan Muuqaalada aan helnay Markabka waxaa saaraan gaadiidka dagaalka ee gaashaaman iyo hub laga soo qaaday dalka Turkiga.

Weli ma muuqdaan ififaalo lagu sii daynayo Markabka oo Puntland sheegtay in ay saaran yihiin Hub, isla markaasna ay baarayaan.

Waxaa uu qorshuhu ahaa inuu 21 bishaan July markabka yimaado dekadda Muqdisho, si uu u dejiyo shixnada uu sido.

Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijiyay in markabka ku cilladoodabay badda cas, isaga oo soo aaday xeebaha gobolka Bari, halkaasi oo lagu qabtay.

Weli Dowladda Federaalka Soomaaliya xaaladda markabka xamuulka ah ee sida saanada ciidan.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

1 hour ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

3 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

4 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

4 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

15 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

17 hours ago