GUDAHA/wararka

Maraykanka oo muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan Sacuudi Carabiya

War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Riyadh ayaa Muwaadiniinta Ameerikaanka ah looga digay in ay u safraan Boqortooyada Sacuudi Carabiya si looga hortago waxyeello kasoo gaari karta duqaymaha Xuutiyiinta ay ku beegsanayaan Dalkaas.

Bayaanka Safaaradda Maraykanka ee Sacuudiga ayaa intaas lagu daray in Washington ay Muwaadiniinteeda joogta Dalkaas carbeed ay ku wargelineyso in ay ka fogaadaan meelaha bartilmaameedka u ah Xuutiyiinta ee aagga khatarta loo aqoonsan yahay.

Waxaa intaas lagu daray in ay si joogta ah usoo gudbiyaan culayska ama halista kusoo kororto waa muwaadiniinta Maraykanka ah ee joogta Boqortooyada Sacuudi Carabiya halka kuwa ku wajahan lagu amray in ay ka baaqsadaan u safarka dalkaasi.

Maraykanka waxa uu inta badan muwaadiniintiisa ka joogaa dalalka colaadaha ka jiraan iyo meelaha kale ee lagu beegsan karo, Fariimo joogto ah ayaa dadkaas loo mariyaa safaaradaha dalalka looga digayo halistaas sida marar badan horay u dhacday.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Dhaqaalaha Soomaaliya oo kordhay sannadkaan 2.3% halka sannadka soo socda la filayo in uu gaaro 2.7%

Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa kordhay sannadkaan 2026 isaga oo gaaray 2.3% sida lagu sheegay warbixin ay…

5 hours ago

Mid kamid ah rakaab la socday Kenya Airways oo ku dhex dhintay Diyaaraddaas 

Mid kamid ah Rakaab la socday Diyaaradda Kenya Airways ayaa ku dhex dhintay diyaaraddaas, dhacdadaan…

5 hours ago

Bakeeri biyo lagu shubay oo lagu hubiyay heerka sinnaanta waddada cusub ee Garoonka Diyaaradaha ee Dimishiq 

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Suuriya, Dr Yacrub Sulaymaan Badri ayaa tijaabinta waddada cusub ee Garoonka Diyaaradaha…

6 hours ago

Ciidanka Danab oo howlgallo ka dhan ah AS kawada xadka u dhaxeeya labada Shabeelle 

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah AS…

8 hours ago

Dowladda Suudaan oo diiday in ay wadahadal la furto Kooxda RSF

Dowladda Caalamka aqoonsan yahay ee Suudaan ayaa diiday in ay wadahadal la furto Ciidamada Taageerada…

9 hours ago

Madaxii sirdoonka Jarmalka oo loo xiray eedeyn la xiriirta in uu sirta dalkiisa la wadaagay Shisheeye 

Madaxii hore ee Sirdoonka Jarmalka, August Hanning ayaa loo xiray eedeyn ku saabsan in sirta…

9 hours ago