Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Saldanadda Cumaan u qaabilsan Soomaaliya, Salim bin Habib Al Umairi.
Safiirka cusub ayaa Madaxweynaha gaarsiiyey salaan iyo farriin uu ka siday Suldaanka Cumaan, Haitham bin Tariq Al Said, taas oo muujinaysa danaynta hoggaanka iyo shacabka Cumaan ee xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey Suldaanka taageerada iyo garab istaagga uu la garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo danjiraha cusub u rajeeyey inuu ku guuleysto gudashada waajibaadkiisa diblomaasiyadeed.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Cumaan.
Mustaqbal
Guddiga Dhexe ee Doorashooyinka Israa’iil ayaa si rasmi ah u ansixiyey natiijada doorashadii baarlamaanka ee…
Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay…
Maxkamad ku taalla Magaalada Wuhan oo ah bartii uu kasoo billowday Cudurka Aafada ku noqday…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Janaraal Khaalid) iyo wafdi…
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo qirtay Guuldarrada Xisbigiisa Jamhuuriga kasoo gaartay Doorashada Dhexe ee dalkiisa…