GUDAHA/wararka

Madaxweyne Deni “Dimuqraadiyada wixii ku baxay dowladdaa 80% bixisay, Waxbarashada kharashka ku baxa Dowladda iyo Shacabka ayaa 80% bixiya”

Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeyb galay daahfurka qorshaha horumarinta dowlad goboleedka Puntland ee 5-sano oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah.

Madaxweyne Deni ayaa boggaadiyay waxyaabihii ka qabsoomay qorshihii horumarinta Dowladda Puntland ee 5-tii sano ee lasoo dhaafay iyo qorshaha 5-ta sano ee soo socota oo ay si nidaamsan u soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta.

Dimuqraadiyada wixii ku baxay dowladdaa 80% bixisay, Waxbarashada kharashka ku baxa Dowladda iyo Shacabka ayaa 80% bixiya, iyaga dhismayaal iyo waxyaabo kooban waa jiraa oo nalaga taageero.” Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Golaha Xukuumadda, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hay’adaha Caalamiga ah, Ururada Bulshada, khuburo aqoon u leh qorsheynta, La-taliyeyaal iyo marti sharaf kale .

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

3 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

5 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

8 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

8 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

9 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

10 hours ago