Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah u shaacisay go’aan lagu mamnuucayo in hub lala dhex maro magaalooyinka waaweyn ee deegaanadaas.
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Amniga ayaa lagu caddeeyay in laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka Juun 2026, aysan jiri karin cid aan ka tirsanayn ciidamada amniga oo hub ku dhex qaadan karta gudaha magaalooyinka.
Amarkan ayaa saameynaya dhammaan dadka rayidka ah iyo dadka kale ee aan heysan sharciyadda sugidda nabadgelyada.
Wasaaraddu waxay sheegtay in go’aankan loo qaatay si kor loogu qaado amniga iyo xasilloonida guud ee magaalooyinka.
Hoos ka ka akhriso War-saxaafadeedka
Mustaqbal
Dowladda Canada ayaa war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi oo ahaa muwaadin Soomaali-Canadian…
Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…