Koox hubeysan ayaa Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir maanta ku weerartay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Daarusalaam Guure Maxamed Xirsi oo dhaawac soo gaaray halka uu dhintay Wiil kale oo la sheegay in uu Ganacsade ahaa.
Sida ay Mustaqbal u sheegeen ila kala duwan, Wiilka dhintay ayaa lahaa mid kamid ah Goobaha lagu jimcisado ee loo yaqaan Jiimka (Gym), waxaana weerarkaan ku qaaday Koox hubeysan oo Hay’adaha ammaanka ku raad-joogaan.
Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray ciidamo katirsan kuwa ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo billaabay baaritaan la xiriira ka dabatagga falkaan inkasta oo aanay jirin wax faah-faahin ah oo kasoo baxay.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano ayaa u soo baxay finalka tartanka…
Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay billaabayaan howlgallo ka dhan ah Askarta taabacsan…
Xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo Eretareeya ayaa cirka isku sii shareertay kaddib markii Ciidamo Itoobiyaan…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa Maamul Kumeel-gaar ah u magacaabay Waqooyiga dalkiisa gaar ahaan…
Dowladda Talyaaniga ayaa diyaarisay Dacwad ka dhan ah mas’uuliyiin katirsan Israa’iil kuwaas oo ku eedeysay…