Kenya oo dib u celin ku sameysay Itoobiyaan ku xirnaa Wajeer

Dowladda Kenya ayaa dib u celin ku sameysay 35 Qof oo Itoobiyaan ah kuwaas oo muddo Dhowr bilood ah ku xirnaa Magaalada Wajeer

35 Qof ayaa ka mid ahaa Dadka Itoobiyaanka ah ee ka qaxay colaadda Soomaalida iyo oromada,waxana iyaga oo sharci la’aan ah galeen Kenya halkaas oo ay Booliska Kenya ku qabteen.

Dadka ayaa afar bil ka hor lagu xukumay lacag ganaax ah ama xabsi,waxaa ay intooda badan bixin waayeen lacagtii taas oo sababtay in ay muddada xabsiga dhameystaan.

Taliyaha Xabsiyada Wajeer Cali Maaddeey Xasan ayaa sheegay in dadkan ay qaateen,muddadii Xabsiga sidoo kalena bixiyeen lacagihii lagu ganaaxay si deg deg ahna ugu laabteen Dalkooda.

Maaddeey ayaa sheegay in la tashi ay la sameeyeen dadka ugu sarreeya Maamulka Wajeer ay u fududeeyeen dib u noqoshada dadka Itoobiyaanka ah.

Mustaqbal media

Recent Posts

Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Galmudug xilli loo diyaar-garoobayo Doorashada Qof iyo Cod

Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay bandow guud oo lagu soo rogay dhammaan magaalooyinka…

11 hours ago

Kenya oo xaqiijisay in shan askari looga dilay dagaal ay la galeen AS

Booliska dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada amniga…

14 hours ago

Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Al-Aqsa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa, waxa…

16 hours ago

Maxay qabtaan gaadiidka Gaashaaman ee Turkiga soosaaray ee lagu arkay Ciidanka Soomaaliya?

Howlgalkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ay ka sameeyeen deegaanno…

17 hours ago

Muxuu yahay Mashruuca Bangiga Adduunka uu ka hirgalinaya Soomaaliya ee laga reebay magaalada Laascaanood?

Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka…

17 hours ago

XFS oo beenisay in Safaaradda Soomaaliya ee Berlin ay leedahay Dhismo ku yaalla Friedenau

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay War hadal hayn dhaliyay oo ku saabsan in ay leedahay…

18 hours ago