Banaadir

Is badal doonka Jubbaland iyo Axmed Madoobe oo heshiis gaaray.

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah heshiis ku kala saxiixday Magaaladda Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bixiyeen madaxda dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana ugu dambayn ay maanta ku kala xasiixdeen heshiis ka kooban 7 qodob oo ku aadan dhismaha maamulka Jubbaland.

Heshiiskaan ayaa Axmed Madoobe u ogolaanaya in xilka Madaxweynaha Jubbaland sii haayo afarta sano ee soo socota dib uu san iskugu sharixi Karin Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Koofurta Soomaaliya.

Lama ogga in Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay aqbali doonta heshiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo hogaamiyaasha isbadal doonka Jubbaland.

Hoos ka akhri qodobadii lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka arrintaas laga soo saaray.

MM Staff

Recent Posts

Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Al-Aqsa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa, waxa…

2 hours ago

Maxay qabtaan gaadiidka Gaashaaman ee Turkiga soosaaray ee lagu arkay Ciidanka Soomaaliya?

Howlgalkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ay ka sameeyeen deegaanno…

3 hours ago

Muxuu yahay Mashruuca Bangiga Adduunka uu ka hirgalinaya Soomaaliya ee laga reebay magaalada Laascaanood?

Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka…

3 hours ago

XFS oo beenisay in Safaaradda Soomaaliya ee Berlin ay leedahay Dhismo ku yaalla Friedenau

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay War hadal hayn dhaliyay oo ku saabsan in ay leedahay…

4 hours ago

DFS oo sheegtay in HirShabeelle ay ka billowday howlgal ay ugu magac dartay Dabayl

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka HirShabeelle ay ka billowday howlgal ay…

5 hours ago

Uganda oo martigelinaysa shirka Madaxda dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya

Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Madaxda Dalalka…

5 hours ago