GUDAHA/wararka

Howlgallo ka dhan ah Ajaanibta oo Soomaalida qaybta ka tahay oo ka socda Bariga Liibiya

Howlgallo ka dhan ah Dadka kasoo jeeda Dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya & Eretareeya ayaa ka socda Bariga Dalka Liibiya kaddib markii dhowaan uu amar kasoo baxay Maamulkaas halkaas ka taliya oo gabi ahaan Dadkaas ka mamnuucay in ay tagaan deegaannadooda.

Ciidamada ammaanka ayaa hubinaya Gaadiidka isaga kala gudba Magaalooyinka iyo goobo la sheegay in la dejiyo Dadka tahriibayaasha si ay usoo qabtaan muwaadiniinta afartaas dal ee laga mamnuucay bariga Liibiya.

Liibiya waxa ay xuddun u noqotay Tahriibayaasha kuwaas oo la sheegay in ay uga soo kala gudbaan Dalalka xuduudda la leh, waxaa jira Kooxo u dhashay Dalkaas oo lacago badan ka hela kala gudbinta Dadkaas si ay ugu fududeeyaan ku safarka Badda Mediterranean.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Dowladda Suudaan oo Maamulka Puntland ku eedeysay in uu qayb ka yahay colaadda ka jirta Dalkeeda

Saraakiil ciidan oo katirsan Dowladda Suudaan ayaa Maamulka Puntland ee Soomaaliya ku eedeeyay in uu…

8 hours ago

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay naqshadda cusub ay u baddeshay Baasaboorka Dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay naqshadda cusub ee Baasaboorka dalka maadaama ay xubin rasmi…

9 hours ago

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Hubka oo laga mamnuucay

Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay waxaana laga mamnuucay in ay hub ku dhex…

10 hours ago

Dowladda Soomaaliya oo muddo saacado ah ku xirtay Ryan Bridge gudaha xerada Xalane

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo saacado ah ku xirtay Ryan Bridge, oo ah nin u dhashay…

23 hours ago

Aadan Mqdoobe oo guddoomiyay kulan diirada lagu saaray xaaladda Amni ee Koofur Galbeed

Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa magaalada Baydhabo ku guddoomiyay kulan aan…

1 day ago

Muxuu yahay Cadaadiska uu Abiy Ahmed ku hayo Wasiirradiisa?

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa cadaadis xooggan ku haya Wasiirradiisa isaga oo ku cadaadinaya…

1 day ago