Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka oo shaaciyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 5aad

Kaddib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo kalfadhiga 5aad ee Golaha shacabka Soomaaliya.

Kulanka maanta  oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa waxaa lagu diyaariyay ajendaha kalfadhiga 5aad ee Glaha shacabka.

Guddiga ayaa ku dhawaaqay in 27ka Bishan oo ku beegan Arbacada soo aaddan uu si rasmi ah u furmayo kalfadhiga 5aad.

Kalfadhigan ayaa la filayay in la furo 10kii Bishan,waxaana hareeyay safarro ay galeen  Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo khilaaf ka dhex taagan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Web master

Recent Posts

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

3 hours ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

7 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

11 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

12 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

13 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

13 hours ago