Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa, kadib markii ay muddo ku maqnaayeen fasaxa Bisha Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul Fitriga.
Xoghayaha Golaha Shacabka ayaa farriin wargelin ah u diray mudanayaasha, isagoo ka codsaday inay kasoo qeyb galaan kulanka si loo buuxiyo kooramka fadhiga. Inkastoo ajendaha kulanka aan si rasmi ah loo shaacin, haddana waxaa la filayaa in uu la xiriiro doodaha socda ee ku saabsan Dastuurka iyo jiheynta doorashooyinka dalka.
Kulamadan ayaa qeyb ka ah kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanada labada Aqal ay si wadajir ah uga doodayaan arrimo la xiriira mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Mustaqbal
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…