War Saxaafadeed ka soo baxay maanta Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, ayaa looga hadlay qoraalkii ka soo baxay Aqalka Sare 2-dii bishan kaa soo ku saabsanaa arimaha gudaha ee Maamulka Galmudug.
War Saxaafadeedka Dowlad Goboleedyada, oo ka kooban Toodbo qodob, ayaa lagu sheegay in lama filaan ay ku nooqtay War Murtiyeedkii Aqalka sare ka soo baxay maalinimadii shalay eheyd.
Golaha Iskaashiga, ayaa mar kale ku celiyo wlaacooda ku saabsan faragelin arimaha gudaha ah ee lagu sameeyo Maamulka Galmudug, waxeyna mar kale ku cleiyeen in laga feejignaado qoodbka 3.9 ee baaqoodii Kismaayo.
Aqalka Sare, ayey sidoo kale u direen fariin ku saabsan in la tixgaliyo baaqyada Golaha Iskaahsiga Dowlad Goboleedyada, sidoo kalena qadarin lagu sameeyo fariimohooda.
Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay bandow guud oo lagu soo rogay dhammaan magaalooyinka…
Booliska dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada amniga…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa, waxa…
Howlgalkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ay ka sameeyeen deegaanno…
Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay War hadal hayn dhaliyay oo ku saabsan in ay leedahay…