Golaha Wakiilada ee dowlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa maanta dooranaya Hoggaamiyaha iyo ku xigeenkiisa dowlad goboleedkaasi.
Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye oo ka socda Xisbiga Sincad iyo Liibaan Axmed Xasan oo matalaya Xisbiga JSP.
Sidoo kale, waxaa isla maanta dhaceysa Doorashada Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Galmudug.
Amniga guud ee caasimadda Dhuusamareeb ayaa la adkeeyay, iyadoo maanta Galmudug ay yeelaneyso Hoggaamiye cusub oo badalaya Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco
Mustaqbal
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu…
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay dhammaadka bisha Oktoobar dib u hawlgelin doonto sameecadaha ay ka…
Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa si wadajir ah u…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenkii Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajir ee JSP, ahna…
Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ayaa maanta dhagaysanaya hadal jeedinta Musharrixiinta u tartamaysa Hoggaamiyaha iyo ku…
Dalka El Salvador ayaa xayiraad Safar kusoo rogay Muwaadiniinta Siddeed Dal oo Afrika ah kuwaas…