Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhan ah ‘AS’ kana dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-goboleedka HirShabeelle lagu dilay ku dhawaad 30 xubnood oo katirsan ‘AS’
Howlgalkaan waxaa ujeedkiisa lagu sheegay in laga hortago xubno katirsan ‘AS’ oo la tilmaamay in ay abaabulayaan duullaan ka dhan ah Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya sida hadalka loo dhigay.
Waxa uu si gaar ah uga dhacay Deegaannada Gayfo, Ruun Idiris & Cali Gaduud, waxaana Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ay shaaciyeen in laga hortagay halistii ka imaan lahayd dhinaca ‘AS’ sida warka loo dhigay.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo katirsan Xoogga Dalka gaysay qaybo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle, ujeedka waa in ay ciidamadaas gacanta ku dhigaan deegaannada ay ku sugan yihiin ‘AS’
Mustaqbal
Dabaq ka kooban 17 biyaano oo dhismihiisu socday ayaa ku dumay Xaafadda Soomaalida ku badan…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dhibaatooyinka Israa’iil ay badan yihiin isaga…
Heer kulka Ismaamulka Gaarisa ayaa sare u kacay waxaana uu gaaray 38°C iyada oo dadka…
Waxaa bannaanka u soo baxay kala aragti duwanaanta siyaasadeed ee Madaxweynaha Maryakanka, Donald Trump iyo…
Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle waxaa ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha iyo ku xigeenka Golaha…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay kordhinayso Ciidamadeeda Ammaanka ee AS kula dagaalamaya deegaannada xiga…