Goobo Ganacsi oo ku yaalla Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo lagu iibiyo qalabka Gaadiidka ayaa gubtay kaddib markii qabsaday Dab inkasta oo aan la ogayn waxa uu ka dhashay Dabkaas.
Ilo wareedyo ayaa Mustaqbal Media u sheegay in xiligii uu dabka ka kacayay goobta ay ku sugnaayeen shaqaalaha goobta iyo macaamiil ka dukaamaysanaysay balse marqura ay arkeen dab is qabsaday goobtaas oo markii dambe xooggaystay.
Ciidamo katirsan kuwa Ammaanka Dowladda Federaalka oo goobta tagay ayaa hakiyay isu gudubka Gaadiidka iyo Dadka agagaarka goobaha Ganacsi ee gubtay iyada oo markii dambe ay gaareen Gaadiidka dab damiska ah si ay u damiyaan.
Goobaha Ganacsi uu dabka isaga kala gudbay waxaa inta badan lagu iibiyaa Mootooyinka, qalabka dib loogu hagaajiyo (Spare parts) iyo waxyaabaha kale ee lagu sharaxo Mootooyinka oo noocyo kala duwan isugu jira.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Wada hadalladii Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ay maanta u ballansanaayeen ayaa dib u dhac ku…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan kula qaatay Dalka Turkiga…
Madaxweynaha Koofur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa maanta warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee…
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Saaxiibadiis Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo…
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa lacago iyo taageero ku helo howlgallada dhinaca…