GUDAHA/wararka

Cumaan iyo Masar oo dib u billaabaya wadahadallada Maraykanka & Iiraan

Dalalka Cumaan iyo Masar ayaa xoogga saaraya sidii ay dib ugu billaabi lahaayeen wadahadallada joogsaday ee Maraykanka & Iiraan, maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday bisayl siyaasadeed oo Washington iyo Tehran ay u qabaan wadahadalkooda.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Cumaar & Masar oo la hadlay dhiggooda Iiraan ayaa u sheegay in ay dib u billaabayaan wadahadallada si loo gaaro xalka kama dambaysta ah ee lagu soo afjarayo colaadda Bariga Dhexe sida hadalka loo dhigay.

Masar & Cumaan ayaa soo jeediyay in wadahadalka cusub uu ka duwanaado wadaxaajoodkii hore maadaama is fahamkii hore uu kusoo dhammaaday guuldarro in Maraykanka iyo Iiraan ay ku guuldaraysteen ilaalinta xabbad-joojintii la gaaray.

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dhowaan sheegtay in dhul cusub oo dalkiisa uu leeyahay uu yahay Marinka Hormuz, tallaabadaas waxa ay ka caraysiisay Iiraan oo kordhisay howlgallada ka dhanka ah Maraakiibta halkaas ku xayiran.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

DFS oo kordhisay ciidamada suga amniga Magaalada Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay ciidamada sugaya Amniga Magaalada Muqdisho, kaddib markii todobaadkii tagay qaybo…

1 hour ago

Maraykanka oo xayiraadda Fiisaha ka qaaday Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday…

4 hours ago

Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka & Canada oo meel adag gaaray

Dagaalka Ganacsi ee kasoo dhex baxay Maraykanka iyo Canada ayaa sii xooggaystay kaddib markii Washington…

5 hours ago

Qaramada Midoobay oo Gargaar degdeg ah u dalabtay Carruur ku dhibaataysan Soomaaliya

Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed…

5 hours ago

Markab ay isku hayaan Mareykanka iyo Iraan ayaa lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Mid kamid ah Maraakiibta Iiraan ka soo qaada Shidaalka oo Mareykanka ku raadjoogay ayaa la…

16 hours ago

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda Binu aadanimo ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee…

19 hours ago