Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Chelsea oo ku dhawaaqday xili uu garoomada kuso labanaayo Hazard.

Naadiga Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay xiliga uu garoomada kusoo labanaayo xidigooda muhiim ka ah  ee Hazard.

Eden Hazard ayaa seegay kulankii Sabtidii lasoo dhaafay ay Chelsea la ciyaartay kooxda Burnley horyaalka Premier League, sababa la xiriira dhaawac kasoo gaaray dhabarka.

Laakiin Hazard ayaa maray baaritaano iyo dawayn adag, wuxuuna awooday inuu ka gudbo dhammaan xanuunadii uu qabay laacibka reer Belgian.

27 jirkan ayaa la filayaa in tababarka kooxda Chelsea uu dib ugu soo laaban doono bari oo khamiista.

Gianfranco Zola oo ka hadlay xaalada xidiha ayaa yiri: “Hazard waxay xaaladiisa ka fiican tahay sidii hore, waxaa laga yaabaa in uu qeyb nagala soo noqdo tababarka maalinta bari ah.

“Waxaan qabaa inuu ciyaari doono kulanka Isbuuca soo aadan ee Crystal Palace, waana ku faraxsanahay inaan heysano ciyaaryahan muhim ah” ayuu yiri Zola.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

4 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

5 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

8 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

8 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

8 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

20 hours ago