GUDAHA/wararka

Booliiska Somaliland oo war ka soo saaray dil ka dhacay Hargeysa.

Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa war ka soo saaray dilkii xalay loo geystay Maxamed Saleebaan Quule oo ka dhacay degmada Macallin Haaruun ee magaalada Hargeysa.

Booliska ayaa sheegay in ay si degdeg uga howlgaleen kiiska ayna wadaan baritaano dheeraada wixii ka soo baxa baritanadaas ay bulshada lawadagi donaan.

Sidoo kale, Ciidamada Booliska ayaa shacabka ka cod saday in ay la shaqeyaa booliska wixii dherada ay la soo wadagaan.

“Bulshada Waxaan ku borineynaa in ay xogaha rasmiga ah ay ka war sugaan ciidanka booliska Soomalinad’’ ayaa lagu yiri qoralka booliska.

Magaalada Hargeysa waxaa malmihii u dan beyay ka dhacay dilal iyo doo horay casimada Hargaysa uu ka dhacay dil lo geystay labo wiil oo dhalin yaraha, wali cid si ah u shegatay majirto dilka iyo dad loo soo qabqabtay.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

1 hour ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

6 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

7 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

9 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

10 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

10 hours ago