Wakiilka daafaca Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa xaqiijiyay in xidiga uu ku dhawaaday inuu ku biro kooxda reer Spain ee Barcelona.
22 sanno jir ah, ka mid ahaa xidigihii France kula guuleystay Koobka Aduunka 2018, isagoona dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah.
Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo wakiilka laacibka ayaa sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Barcelona oo ku aadan saxiixa Pavard in uu kooxda ku biro balse kooxda Barcelona ayaa diiday in 31milyan ay ku qaadato adeega laacibkan.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…