Baarlamaanka dalka Venazuela ayaa xasaanaddii ka qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka dalkaasi Juan Guaido, kaas oo dhawaan sheegay in uu isagu yahay madaxweynaah saxda ah ee dalkaasi.
Go’aanka Baarlamaanka ayaa waddada u xaaraya in la soo xiro lana maxkamadeeyo Juan Guaido, kaas oo sheegashadiisa Aqoosi uga helay dalalka Mareykanka iyo qaar ka mid ah Midowga Europe.
xilka iyo xasaanad ka qaadista Ninkan waxaa amray Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee Baarlamaanka dalkaas Diosdado Cabello, kaas oo sheegay in Mr Guaido, uu jebiyay dastuurka dalka Venazuela.
Waxyaabaha lagu eedeeyay waxaa ka mid ah sheegashada madaxweyne KMG ah, in dalka uu ku casuumay shisheeye sidoo kalena oggolaaday faragelin dibadda ah, taas oo ka hor imaneysa dastuurka dalka Venazuela.
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka waacinayso adkaynta Amniga Badda si looga hortago…
Waxaa maanta ku siman muddo sharciyeedka Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya loona soo gaabiyo…
Dalka Jarmalka ayaa kamid noqday Dalalka Yurub kuwaas oo ay gilgileen dibadbaxyada dhallinyada ka cabanaysa…
Dowladda Uganda ayaa Ciidan usoo dirtay Soomaaliya kuwaas oo ah qaybta 48aad si ay u…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Moscow kula kulmay Wasiir ku…
In ka badan 100 Duullimaad ayaa maanta ka joogsaday Garoonka Diyaaradaha Moscow ee Dalka Ruushka…