Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda uu maamulkaasi ku shaqeynayo sanadka soo socda ee 2019ka.
Miisaaniyaddan oo gaareysa $420 Milyan oo dollar ayaa 8% ka sarreysa miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya ee 2018 uu ku shaqeynayay Maamulka Somaliland.
60 Xildhibaan oo fadhiyay kulanka maanta ee Golaha Wakiillads Somaliland waxaa codka siiyay 46 Xildhibaan, 12 ayaa diidday halka labo kalena ay ka aamuseen.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…