Golaha Baarlamaamka Maamulka Puntland ayaa maanta ansixiyay Golaha Wasiirrada cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni.
63; xubnood oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland oo maanta xaadiray Kalfdhiga ayaa u codeeyay Wasiirrada.
Ma jirin Xildhibaanno diiday ama ka aamusay,waxaana codka kalsoonida siiyay dhamaan Xildhibaannadii fadhiyay kulanka.
Ansixinta ka hor Deni oo Xildhibaannada ka codsanayay in ay Golaha u meel mariyaan ayaa sameeyay ballanqaadyo hor leh oo u badnaa waxqabadka xukuumaddiisa laga filanayo marka ay Baarlamaanka ansixiyaan.
Wasiirrada Puntland ayaa ka kooban 48 Xubnood oo kala ah, 18 Wasiir, 21 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru dowle.
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…