Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Atletico Madrid oo ku raad joogta Hirving Lozano.

Kooxda Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka kooxda PSV Eindhoven Hirving Lozano.

Lozano ayaa la rumeysan yahay inuu diirada u saaran yahay kooxo badan oo Yurub ah, isagoo dhaliyay 19 gool 34 kulan oo uu ciyaaray xilli ciyaareedkii laso dhaafay PSV.

Xidigan  ayaa sidoo kale ka mid ahaa xidigihii Mexico u saftay kulankii ay wajahday Germany ee Koobka Adduunka 2018, waxaana xilli ciyaareedkaan ku bilowday qaab ciyaareed cajiib ah, isagoo afar gool ka dhaliyey 7 kulan tartamada oo dhan.

Sida laga soo xigtay Calciomercato, Atletico ayaa kuso biirtay kooxaha Manchester United iyo Borussia Dortmund oo dhamaan dood ku raad jooga  weeraryahankan PSV Lozano.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Galmudug xilli loo diyaar-garoobayo Doorashada Qof iyo Cod

Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay bandow guud oo lagu soo rogay dhammaan magaalooyinka…

14 hours ago

Kenya oo xaqiijisay in shan askari looga dilay dagaal ay la galeen AS

Booliska dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada amniga…

17 hours ago

Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Al-Aqsa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa, waxa…

19 hours ago

Maxay qabtaan gaadiidka Gaashaaman ee Turkiga soosaaray ee lagu arkay Ciidanka Soomaaliya?

Howlgalkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ay ka sameeyeen deegaanno…

20 hours ago

Muxuu yahay Mashruuca Bangiga Adduunka uu ka hirgalinaya Soomaaliya ee laga reebay magaalada Laascaanood?

Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka…

20 hours ago

XFS oo beenisay in Safaaradda Soomaaliya ee Berlin ay leedahay Dhismo ku yaalla Friedenau

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay War hadal hayn dhaliyay oo ku saabsan in ay leedahay…

21 hours ago