74% Xukuumadda Kheyre waa Xildhibaanno,Warbixin.

KheyreKaddib magacaabistii lix xubnood oo ka mid noqday Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya,waxaa ay ka dhigan tahay in Lixduba ay ka yimaadeen Golaha shacabka Soomaaliya oo ay Xildhibaanno yihiin.

25 ka wasiir 17 ka mid ah waa Xildhibaanno, sidoo kale 25ka Wasiir ku xigeen 20 ka mid ah Waa Xildhibaanno halka 15ka Wasiiru dowle 11 ka mid ah ay Xildhibaanno yihiin.

Taas waxaa ay ka dhigeysaa in Golaha Xukuumadda Ra’isalwasaare Xasan Cali Kheyre ay yihiin xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Wasiirrada cusub ee dhawaan la magacaabay waxaa ay kala yihiin;

Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre wasiirka Waxbarashada, Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed,Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud, Wasiirka xannaanada Xoolaha, Xildhibaan Cabdullahi Bidhaan Warsame,Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Xildhibaan  Cabduqaadir Sh. Cali Baqdaadi Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xildhibaan Shawaqa Ibraahim  Abdalla, wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha.

Isha:Wakiil

Mustaqbal media

Recent Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol wada hadal u fidiyay dhammaan Siyaasiyiinta dalka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka…

7 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isbeddel ku sameeyay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka…

8 hours ago

Dowladda Soomaaliya oo maanta degmada Ceelbarde kula la wareegtay 220 Askari

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kula la wareegtay 220 Askari oo…

11 hours ago

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay howlgallo Militeri ka billaawday Koofur Galbeed

Ciidamada Militeriga Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka wada…

13 hours ago

Maxay ka dhigan tahay in Shirkadaha Korontada ay sameeyaan qiimo kordhin?

Shirkadaha Korontada ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay kordhiyeen qiimaha ay ku dhuftaan…

16 hours ago

Nuxurka Khudbadda Deni uu ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada DG Puntland

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo furay kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas ayaa…

18 hours ago