Wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Dalkaas ay xireen Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame Food oo katirsan Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Galbeed.
Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid ah Xubnaha sida dhow aad ugu ololeeyay Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro weli si dhab ah looma shaacin sababta loogu xiray Addis Ababa.
Xubno katirsan ehelkiisa ayaa xaqiijiyay in uu xiran yahay Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame oo ku magac dheer Saleebaan Food waxaana xarigiisa uu dhaliyay hadal hayn dhinaca Baraha Bulshada iyada oo aanay jirin war kasoo baxay dhinaca Xukuumadda Cirro.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kula la wareegtay 220 Askari oo…
Ciidamada Militeriga Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka wada…
Shirkadaha Korontada ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay kordhiyeen qiimaha ay ku dhuftaan…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo furay kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas ayaa…