Moses Masika Wetangula Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Kenya ayaa ka hadlay khilaafka diblomaasiyadeed ee kusaabsan muranka Badda ee Soomaaliya kaladhexeeya Kenya.
Mr Wetangula ayaa Madaxweynaha Dalka Kenya ugu baaqay in uu xoojiyo kooxda sharci yaqaannada ah ee Kenya ku mataleysa Dacwadda Badda ee kadhexeysa Soomaaliya iyo Kenya, isaga oo rajo ka muujiyay in ay Kenya guuleysan karto
Mr Wetangula ayaa yiri “Haddii ay run tahay in Soomaaliya ay suuq-geyneyso xermooyinka shidaal ee Kenya,waa in Madaxweynuhu uu xoojiyaa kooxdeenna sharci yaqaannada ee jooga ICJ,markaas Kenya waa ay ka guuleysan kartaa Soomaaliya“.
Wasiir hore Moses Masika Wetangula waa Wasiirka u saxiixay Kenya isfgaradkii labada dal dhexmaray 2009kii,iyada oo dhinaca Soomaaliyana uu u saxiixay C/Raxmaan C/Shakuur Warsame oo xilligaas ahaa Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah.
Is afgaradka ilaa hadda ay Kenya ku doodeyso waxaa xilligaas laalay oo waxba kama jiraan ka soo qaaday Baarlamaankii 8aad ee Dowladdii Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…