Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu qabtay shirlooga hadlaay Arimaha Doorashooyinka, Qorshaha Hormarinta dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleeda Khadar ayaa shir Gudoominaayay shirkaan oo diirada lagu saaray Arimaha doorashooyinka, qorsha dib-u-dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.
”Waxa aan maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagaga hadlay Arimaha doorashooyinka, qorsha dib-u-dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha dalka” ayuu yiri Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka madaxa banaan ee dalka Marwo Xalimo Ismaaciil Xaliimo Yaray, Wasiiro, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir,wakiilo ka socday Beesha Caalamka iyo Musuuliyiin kale.
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ku howlantahay qorshaha hormarinta qaranka Sagaalaad waxaana maanta shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…