Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa cambaaraysay weerarrada ka dhanka ah Boqortooyada Sacuudi Carabiya isla markaana ay gaysanayso Kooxda Xuutiga ah ee Dalka Yemen sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, Lin Jian ayaa Xuutiyiinta ugu baaqay in ay gantaallada ay ka joojiyaan Sacuudiga, waxaana uu ficilkaas ku tilmaamay mid kahor imaanaya jiritaanka Xuquuqeed ee Riyadh.
Waxa uu si cad u shaaciyay in uu kasoo horjeedo beegsiga ilaha Shacabka ee Muhiimka ah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Lin Jian ayaa xusay in ay waajib tahay kahortagga wax weliba oo dhibaato ku ah xasiloonida Dalkaas.
Xuutiyiinta Yemen ayaa duqaymo culus ku beegsaday qaybo kamid ah Dalka Sacuudiga, halka Xukuumadda Riyadh ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Kooxdaas oo garab ka hesha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.
Mustaqbal
Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…
Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…