Qarax ayaa ka dhacay Degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho,kaas oo jugtiisa laga maqlay inta badan Magaalada.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka uu bartilmaameedka qaraxa yahay,waxaana dad ka ku sugan Degmada Hodon sheegayaan in dhinaca Xarunta Degmada Hodon uu Qaraxaasi ka dhacay.
Lama oga ilaa hadda khasaaraha ka dhashay Qaraxa maanta oo dhacay 8 maalmood kaddib Qaraxii lagu bur buriyay Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.
La soco wixii soo kordha.
Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay bandow guud oo lagu soo rogay dhammaan magaalooyinka…
Booliska dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada amniga…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa, waxa…
Howlgalkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ay ka sameeyeen deegaanno…
Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay War hadal hayn dhaliyay oo ku saabsan in ay leedahay…