Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay Arbacadii ku yeesheen Magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka,waxaana ay ugu codeeyeen in la kordhiyo muddada cunaqabateynta ee saaran Soomaaliya.
Cunaqabateyntan ayaa la xiriirta Hubka iyo Dhuxusha Soomaaliya,waxaana Goluhu ku kordhiyay muddo hal sano ah.
Arrintan waxaa ay ku soo aadday iyada oo Golaha amaanka uu guddi gaar ah oo loo bixiyay Panel of Experts u sameeyay Soomaaliya kaddib markii la kala diray Guddigii dabagalka cunaqabateynta ee Soomaaliya iyo Eritrea.
Golaha ayaa dhinaca kale cunaqateynta ka qaaday dalka Eritrea iyada oo aan wali la xallin muranka dhinaca sohdinta ee Jabuuti,waxaanu goluhu sheegay in si gaar ah loola soconayo dhaq dhaqaaqa muranka sohdinta ee labadaasi dal.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…