Warqad ka soo baxda Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee maamulka Puntland ayaa sheegay in shir aysan ogeyn lagu qaban karin deegaannada maamulkaasi.
“Waxaan ku wargalinayaa masuuliyiinta ay warqadani sida tooska ah ugu socoto in la joojiyey lana mamnuucay in shir aan maamulka ogayn lagu qabto gabi ahaanba magaalooyinka G/Sanaag” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Puntland.
Maamulka Puntland ayaa sidoo kale uga digay hoteelada iyo hoolasha sida gaarka ah loo leeyahay in lagu qabto shirar aysan Puntland ogayn.
Maamulka Puntland ayaa sidoo kale mamnuucay in aysan gobolka Sanaag ka shaqayn Karin baabuur an lahayn taarikada Puntland.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…