Categories: GUDAHA/wararka

Nin Somali ah oo lagu dilay Syria

Wararka ka imanaya Dalka Syria waxaa ay sheegayaan in Gobolka Idlib lagu dilay Nin Soomaali ah oo ka tirsanaa Ururka Daacish.

Ururka la socodka Xuquuqda Aadanaha ee fadhigiisu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in 36 Saacadood ee la soo dhaafay lagu dilay 15 Qof oo u badan Daacish.

Waxaa ay sheegtay in Koox hubeysan ay dileen Abuu hureyra Al Soomaali kaas oo ku safrayay Waddada u dhaxeysa Magaalooyinka Idlib iyo Sarqiib ee Dalka Syria.

Ururku waxaa uu sheegay in tan iyo jimcihii ay dhaceen 15 dil oo qaarijin ah iyo weerarro is qarxin ah gudaha Syria,waxaana Ciidamada dowladda Bishaar Al Asad lagu eedeeyay in inta badan weerarrada toogashada ah ay geysanayaan.

Isha: syriahr.

Mustaqbal media

Recent Posts

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

28 mins ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

4 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

8 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

9 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

10 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

10 hours ago