Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu Siyaasiyiinta iyo Hoggaamiyaasha Bulshada gogol u fidinayo si ay aragtidooda iyo dedaalkooda uga qaataan howlgallada la dagaalanka ‘AS’ iyo dhismaha dowladnimo casri ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray in Dowladdaas ay ku saleysnaan doonto dimuqraadiyad iyo nidaam federaal ah oo ku shaqeysa dastuurka & shuruucda kale ee u degsan sida uu hadalka u dhigay.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay howlgallada ka dhanka ah AS & Daacish si loo saldhigo Dowlad Xooggan oo daboosha baahiyaha Bulshada ay qabto.
“Waxa aan gogol u fidinayaa Siyaasiyiinta & Hoggaamiyaasha Bulshada si aragtidooda qayb uga noqdo dagaalka Khawaariijta iyo dhismaha Dowladnimo casri ah oo ku dhisan Dimuqraadiyad iyo nidaamka Federaalka oo ku shaqeysa Dastuurka iyo Shuruucda kale ee Dalka” MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud.
Mustaqbal
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…