Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa billaabay qabashada lacagaha musharrixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland.
Guddigan oo shalay uun lagu dhawaaqay ayaa durba waxaa iska diiwaangeliyay qaar ka mid ah musharrixiinta.
Musharrixiinta ugu dambeeya ee isdiiwaangelinaya ayaa lagu wadaa in ay maanta soo gaba gabeeyaan,maaddaama berri tahay hadal jeedinta.
Waxaa uu Musharrax kasta bixinayaa $20,000 doollar madaxweynaha iyo ku xigeenka oo bixinaya $10,000 oo doollar.
Ilaa hadda waxaa isdiiwaangeliyay Siciid Cabdullahi Deni oo shahaadadiisa ka qaatay Guddiga,kaas oo billow u ah musharrixiinta sida ay Guddiga sheegeen.
Musharrax kasta waxaa uu berri hadli doonaa 15 Daqiiqo oo uu ku sharraxayo waxqabadkiisa Puntland haddii loo doorto xilka Madaxweynaha.
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…