GUDAHA/wararka

Muqdisho iyo diyaargarowga Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaargarow xooggan oo la xiriira Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo berri oo ah 25ka December 2025 ka qabsoomayso degmooyinka Caasimadda.

Diyaargarowga ayaa isugu jira dhinaca Amniga, diyaarinta goobaha lagu codbixinta, hubinta qalabka loo adeegsanayo hubinta aqoonsiyada iyo waxyaabaha kale ee aasaaska u ah hannaanka Doorasho ee berri qabsoomaysa.

Maanta ma jiro wax olole ah oo ay samaynayaan ururrada siyaasadda, sidoo kale lama bixinayo kaarka dadka horay loogu diiwaangeliyay doorashadaan sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka, Cabdikariim Axmed Xasan.

Shacabka ayaa maanta sii adeegan doonna maadaama lagu wargeliyay in berri ay bandoow tahay Magaalada Muqdisho lana joojiyay dhaqdhaaqa Dadka iyo Goobaha Ganacsiga sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

2 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

3 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

5 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

6 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

6 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

17 hours ago