GUDAHA/wararka

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta la kulmaya xubnaha Mucaaradka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho inuu kulan kula yeesho Madaxda Mucaaradka.

Kulamadan oo ka dhici doona Madaxtooyadda dalka ayaa waxaa ka soo muuqan doona dhinaca mucaaradka, Madaxweynihii hore, Shariif Shiikh Axmed, Ra’iisul wasaareyaal hore iyo madax kale.

Inkasta oo Ajandaha Kulanka aan warbaahinta lala wadaagin ayaa waxaa warar soo baxaya tilmaamayaan in Madaxweyne Xasan Shiikh dhageysan doono tabashada Xubnaha Mucaaradka.

Mucaaradka ayaa ka biyo diidan hannaanka dowladda u wajahday dhammeystirka dastuurka dalka iyo jiheynta Doorashooyinka.

Xubnaha maanta la kulmaya Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa hore u diiday gogosha qabsoontay 16 bishaan June, taasi oo ay ka soo qeyb galeen Madax hore iyo madaxda dalka.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Dowladda Canada oo 10 sano ka dib war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi

Dowladda Canada ayaa war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi oo ahaa muwaadin Soomaali-Canadian…

5 hours ago

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

10 hours ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

14 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

17 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

19 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

20 hours ago