Dowladda Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah waxa ay gayneysanaa Ismaamulka Mandheera oo laga diiwaangeliyay falal amniga liddi ku ah, ciidankaan waa Booliis caawinaya kuwa deegaanka si ay uga hortagaan weerarrada ay gaysanayaan AS.
Saraakiil katirsan Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa sheegay in arrintaan ay daba socoto kaddib markii Kooxo hubaysan ay fuliyeen weerarro ka dhan ah Dadka deegaanka iyo afduub kol hore loo gaystay mid kamid ah Gaadiidka Dowladda Hoose.
Kenya ayaa horay u sameysay howlgallo culus oo ka dhan ah Kooxahaas, Laamaha ammanka ayaa kordhiyay saldhigyada ay ku hubinayaan Gaadiidka iyo socodka ay ku marayaan waddooyinka cabsida laga muujiyay.
Mustaqbal
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…