Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa maanta daahfuraysa Biyo xireenka ay isku qabteen Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar oo dhaqaalaha ay galisay lagu sheegay in ka badan $5 Bilyan oo doollar, muddooyinkii dambe dib u dhiskiisa ayaa socday.
Itoobiya ayaa biyaha Nile oo ay wadaagaan waddamo ay kamid tahay Masar ka hirgelisay Mashruucaan si ay Addis Ababa u hesho faa’iido hal dhinac ah, waxa ay daahfurkiisa kusoo beegtay iyada oo Madax badan ay ku sugan yihiin Caasimadda Dalkaas.
Mas’uuliyiinta ilaa haatan la shaaciyay in ay xafladdaas ka qaybgalayaan waxaa kamid ah Madaxweynaha Kenya William Ruto, waxaa la sugayaa go’aanka ay qaataan Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo xiriir wanaagsan kala dhaxeeya Masar.
Xukuumadda Qaahira waxa ay kol hore ku hanjabtay in ay burburin doonto biyo xireenkaas, Addis Ababa ayaa dhankeeda uga jawaabtay in aanay ku dhicin Masar inay qaaddo tallaabada ay ku goodisay ee ah in ay beegsanayso.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…