GUDAHA/wararka

Israa’iil oo weli faragelin ku haysa Soomaaliya & Hoggaamiye Cirro oo gaaray Dhulka Maamulkaas uu xoogga ku haysto

Israa’iil ayaa faragelin xooggan ku haysa Soomaaliya iyada oo markale ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya kaddib markii Magaalada Qudus ay kusoo dhaweysay Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Cirro.

Wafdiga la socda Cabdiraxmaan Cirro waxaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Israa’iil, ujeedka Safarkiisa Magaalada Qudus waa dhowr arrimood oo is dulsaaran sida ay ku warrameen diblumaasiyiin ku dhow socdaalkiisa.

Israa’iil ayaa horay cambaarayn kala kulantay waddamo badan oo Caalamka kaddib markii xubno ka socda ay tageen Hargeysa, aqoonsigii ay sheegeen in ay siiyeen Maamulka Cirro iyo faragelinta kale ee Midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya ay ku hayso.

Dowladda Federaalka ayaa Maamulka Israa’iil usoo jeedisay in uu faragelinta ka daayo Soomaaliya, waxa ay garab istaag ka heshay Dalal badan oo cambaareeyay xadgudubka Xukuumadda Netanyahu ay ku dhaqaaqday.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

24 mins ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

4 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

8 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

9 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

10 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

10 hours ago