GUDAHA/wararka

Elon Musk oo sii hurinaya dibadbaxyada Iiraan

Ninka dhaqaalaha badan haysta ee u dhashay Dalka Maraykanka ee lagu magacaabo Elon Musk ayaa baasiin ku sii shubaya dabka ka dhex ololaya gudaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan kaddib markii dadka dibadbaxaya uu u fasaxay Internet bilaash ah.

Elon Musk ayaa sheegay in markii Dowladda Iiraan ay qaadatay go’aan ah Xayiraadda Internetka ee Dadka dibadbaxaya in uu isna ka dabaqaatay go’aankaan culus ee bilaashka uga dhigay dadka helitaanka Starlink ee Dayax-gacmeedka ku xiran.

Musk ayaa culays xooggan kala kulmaya waaxda Iiraan ee dhinaca maamulka Hawada iyo Internetka oo dhowr jeer isku dayday in ay joojiso adeeggiisa, waxaa intaas dheer in dadka lagu wargeliyay inuu damacsan yahay howlo basaasid ah.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhowaan la sheegay in uu ka fakiray qorshaha culus uu ku fulin karo duullaan ka dhan ah Iiraan, waxa uu maamulkiisa taageeray dibadbaxyada rabshadaha wata ee Dalkaas ka socda.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

13 mins ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

28 mins ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

1 hour ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

15 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

17 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

20 hours ago