Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan-gelisay nidaamka cusub ee ETA oo lagula soconayo dhammaan socdaalka iyo dadka duulimaadyada caalamiga ah ku imaanaya gudaha Soomaaliya.
Nidaamka cusub ayaa shirkadaha diyaaradaha ku amraya in aysan soo qaadi Karin qof aan heysan oggolaanshiyaha Dowladda Federaalka iyo Nidaamka E-visa.
Baaritaanka ETA-da ayaa noqonaya mid toos ah oo laga hubinayo rakaabka ka hor inta aysan ka soo duulin garoomada caalamiga ah.
Sidoo kale, nidaamka ayaa qorshahiisa yahay in lagu ilaaliyo amniga guud ee dalka gaar ahaan si looga taxadaro nabad galyo darro.
Tallaabadan waxay imaaneysaa xilli Somaliland iyo Puntland ay horey u muujiyeen diidmo ay kaga soo horjeedaan nidaamka e-visa-ha federaalka, in ay si madaxbannaan u maamulanayaan Hawada.
Mustaqbal
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…