Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in deegaanno horleh oo katirsan dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari ay ka qabsatay Daacish kaddib markii dagaal toos ah iyo duqeymo culus ay ku qaadeen xubnihii halkaas ku sugnaa sida hadalka loo dhigay.
Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gudaha u galeen saldhigyo ay joogeen Daacish, isla markaana ay qabsadeen, inkasta oo aanay faahfaahin ka bixin khasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo aad u xoogganaa.
Howlgallada ka socda Gobolka Bari waxa ay Dowlad-Goboleedka Puntland ku kordhisay ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta maamulkaas, saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa tilmaamay in ay kusii siqayaan dhul horleh oo ay isaga baxayaan Daacish.
Mustaqbal
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…