Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa toddobaadkan wado hawlgallo lagu sugaayo amniga iyo dib u hagaajinta waddada isku xirta Janaa Cabdalle iyo Afmadow.
Howlgalkan ay wadaan ciidamada ayaa ah kuwa ka dhan ah Al-shabaab, si loo xaqiijiyo badqabka dadka iyo gaadiidka isticmaala waddadaas, iyada oo la xoojinayo nabadgelyada waddaas.
Sidoo kale, hawlgalladaan ayaa qeyb ka ah fududeynta isku socodka shacabka, taas oo muhiim u ah ganacsiga iyo nolol maalmeedka bulshada deegaanka.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay wadday hawlgallo ka dhan ah Al-shabaab, iyaga oo ka wada deegaannada ay ku suganyihiin AS.
Mustaqbal
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…