GUDAHA/wararka

Ciidamada Dowladda Federaalka & AS oo ku dagaalamaya Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AS ayaa ku dagaalamaya deegaanno hoostaga Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle sida ay sheegeen ilo kala duwan oo halkaas ku sugan.

Dagaalka ayaa la sheegay in ay qaadeen xubno katirsan AS iyaga oo ku billaabay qarax, waxaa xigay rasaas toos ah inkasta oo aan la ogayn khasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo socda ee kala gaaray dhinacyadaan Dagaalamaya.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in aanay jirin xog dheeraad ah ay ka hayaan dagaalkaan maadaama uu si toos ah xiligaan uu ku socdo, waxaana jira gurmad gaaray ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan duleedka Warsheekh.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

58 mins ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

1 hour ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

3 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

3 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

4 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

18 hours ago