Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Diyaarad nuuca qumaatiga u kacda oo ku dhacday meel u dhaw xeyn-daabka xirada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Muuqaalo la helay ayaa muujinaya uurada iyo qiiqa ka baxaya diyaarad oo wax yar ka hor isku dayday in ay ka soo degto Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Khasaare burbur iyo nafeed ayaa ka dhashay diyaarada, balse lama oga ilaa hadda inta uu la egyahay.
Hay’addaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ayaa gaarey goob ayaa gaarey goobta diyaaradda ku burburtay, iyaga oo la tacaalaya xaaladda.
Weli wax war ah kama soo bixin dowladda Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM oo ilaaliya amniga xirada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…