Last News

Wasiirka Waxbarashada dalka Kuuriyada Koofureed oo iscasilay

Wasiirka Waxbarashada dalka Kuuriyada Koonfureed, Choi Kyo-jin, ayaa xilka iska casilay kadib markii dalkaasi uu ka dhacay fadeexad la xiriirta khiyaano iyo musuqmaasuq imtixaankii qaran ee jaamacadaha lagu galo.

Wasiirka ayaa sheegay inuu si buuxda mas’uuliyadda u qaadanayo, isla markaasna uu gabi ahaanba isaga tagey xilka.

Arrintan ayaa timid toddobaad kadib markii ardaygii kaalinta koowaad ka galay imtixaanka qaran ee xisaabaadka canshuuraha uu qirtay inuu khiyaano ku galay imtixaanka, isagoo adeegsanayay kamarad yar oo qarsoon, taleefan gacanta iyo aalado AI ah.

Qirashadaasi ayaa sababtay in mas’uuliyiinta dalkaasi ay qaadaan tallaabooyin lagu baarayo laguna ogaanayo qalabka elektaroonigga ah ee qarsoon.

Mustaqbal

 

MM Staff

Recent Posts

RW Xamse oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Xubno kale

Ra'iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golaha…

1 hour ago

Ukraine oo sheegtay in Markab uu leeyahay Ruushka ay ku quusisay Xeebaha Liibiya

Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in howlgal ka dhan ah Ruushka ay ka fulisay Xeebaha Liibiya…

5 hours ago

Muxuu daaran yahay Safarka MW Xasan Sheekh ee Uganda?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda…

6 hours ago

Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Cosoble oo ku geeriyooday Masar

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku geeriyooday Dalka Masar…

8 hours ago

Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Galmudug

  Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Golahiisa Wasiirrada, kuwaas oo ka kooban 24 Wasiir.…

19 hours ago

MW Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda shir ka shaqeysa soo saarista Shidaalka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi sare oo ka socday…

24 hours ago