Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Asad Diyaano ayaa Askarta ku amray in ay la shaqeeyaan dadka nugul.
Jeneraal Asad Diyaano ayaa sheegay in doorashada ay ku socoto sidii loogu talagalay, iyadoo kumanaan shacab ah ay ku jiraan safafka coddeynta.
“Doorashada waxaa ay ku socotaa si habsimi leh, ciidanka Amniga waxaa ay ka shaqeynayaan sidii dadka u coddeyn lahaayeen” ayuu yiri Taliye Asad Diyaano.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota coddeynta doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…