Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Uganda ku tagey casuumaad uu ka helay dhigiisa Uganda, Yuweri Musevani, si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dal.
War-murtiyeed ka soo baxay kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa ugu muhiimsan qoddobadan
1.Waxaa la boggaadiyay tillaabada ay Ciidamada Xoogga Dalka kula wareegayaan mas’uuliyadda Amniga Dalka.
2. Waxaa lagu ballamay in la xoojiyo dagaalka AS, isla markaasna ay ka wada qeyb qaataan dalalka ay Ciidamadooda ku sugan yihiin Soomaaliya, iyadoo la raadinayo maalgalin.
3. Waxaa la booriyay in heshiis ay gaaraan Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyada, iyo saamilleyda Siyaasadda.
4. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Muqdisho ku casuumay dhigiisa Uganda, isagoo aqbalay
Hoos ka akhriso War-murtiyeedka
Danjiraha Denmark ee Soomaaliya, Steen Andersom ayaa Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM u ballanqaaday inay…
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada Deegaanno hoostaga Jameeco ee Gobolka…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio iyo Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, Sheekh…
Ra'iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golaha…
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in howlgal ka dhan ah Ruushka ay ka fulisay Xeebaha Liibiya…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda…